DAAWO Arrin Mucjiso :- Kadib Wiil Iyo Gabar Somali Ah Oo Sanado Badan Isqabay Awlaadna Kala Waayay ayaa Mar Qur Ah Dhacday...

DAAWO Arrin Mucjiso :- Kadib Wiil Iyo Gabar Somali Ah Oo Sanado Badan Isqabay Awlaadna Kala Waayay ayaa Mar Qur Ah Dhacday...

daajis.com:-Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa qiso cajiib ah oo qabsatay qoys Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Seatle ee wadanka Mareykanka.

Qoyskaan oo mudo dheer isqabay ayaa kala waayay wax awlaad ah iyagoo in badan ka daba wareegsanayay isbitaalo waxayna caafimaad u tageen wadanka Germany oo la rumaysanyahay inuu ugu horeeyo dhanka Caafimaadka.

Sido kale dhowr mar ayay isku dayeen inay ilmo isku beeraan, balse way u suurta gali waysay oo wax uur ah gabadhii way qaadi wayday kadib waxay aadeen xajka si ay Allah usoo baryaan laakiin weli wax waa isbadali waayeen arintiina way cakirmatay waxayna gaartay in gabadhii ay soo jeediso inay isfuraan oo ay kala faataxaystaan balse wiilkii arrinkaan aad ayuu uga xumaaday,

Gabadhii ayaa fikirtay waxayna go’aansatay inay kala laabato arrinkii ay horay usoo jeedisay ee ahaa furniinka wayna seygeedii u sheegtay in Allah awlaada hayo ayna samri doonto!!!

Dhowr asbuuc kadib waxaa dhacay……..

RIIX HALKAN SI AAD U DAAWATO WIXII DHACAY ASBUUC KADIB


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada