Daawo Muuqaal:- Eey qaab ahaan Daanyeer u eg oo la arkay & Warbaahinta Caalamka oo ku mashquulsan

Daawo Muuqaal:- Eey qaab ahaan Daanyeer u eg oo la arkay & Warbaahinta Caalamka oo ku mashquulsan

daajis.com:-Hadal heeynta ugu badan qaar ka mid ah Telefishinada Caalamka ayaa waxa ay noqotay Eey qaab ahaan u eg Daanyeer oo la arkay iyo Eeygaan mucjisada ah oo shaki badan abuuray maadaama ay u badan tahay inuu ku dhashay Mini ama biyo la isku daray oo laga abuuray Daanyeer iyo Eey.

Eeygaan ayaa u ordaya qaabka ay u ordaan Daanyeerada wuxuuna sidoo kale u fadhiisanayaa qaabka lagu yaqaan Daanyeerada. Eeyaha kale ee uu la nool yahay Eeygaan yar ayaa inta badan cunsuriyeeya maadaama ay u maleeyaan Daanyeer ku soo biiray.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada