Daawo Muuqaal Layaab Leh:- Madaxweynaha Mareykanka oo haraanti ku furaya Albaab uu doonayay in uu ka baxo!!!

Daawo Muuqaal Layaab Leh:- Madaxweynaha Mareykanka oo haraanti ku furaya Albaab uu doonayay in uu ka baxo!!!

daajis.com:-Warbaahinta Caalamka qaarkood ayaa soo bandhigay Muuqaal layaab leh oo muujinaya Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama oo haraanti ku furanaya albaab uu doonayay in uu ka baxo.

Muuqaalkan oo dad badan layaab ku tilmaameen ayaa Madaxweyne Brack Obama ku dhaqaaqay xili ay Kaamirooyin badan ay xagiisa kusii jeedeen uuna dhameeyay hadal, waxaana mar qura la arkay Madaxweynaha oo dhaqaaqay hadana haraanti ku furanaya albaab uu doonayay in uu ka baxo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada