Daawo Video:- Booliska Portugal oo Xiray Di Maria, kadib marki David Luiz uu mishin u dhigay

Daawo Video:- Booliska Portugal oo Xiray Di Maria, kadib marki David Luiz uu mishin u dhigay

daajis.com:-QOSOL-BADANAA: Ciidamada Booliska ee dalka Portugal ayaa xiray xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Angel Di Maria, kadib marki uu xawaare sareeyo ku waday Gaarigiisa.

Ciidamada Booliska ayaa Di Maria ku amray in gaariga uu si gadaal ah usoo celiyo, kadib waxa uu gaariga ku dhiftay haweeney taagneyd wadada.

Arintaan ayaa marki dambe waxaa cadaatay inuu ka dambeeyay daafaca P.S.G David Luiz, iyadoona arintaan qosolka badan loo dagay laacibka reer Argentina ee Di Maria.

Waa hubaal hadi aad daawato muuqaalka inay noqon doonto mid kaa qoslisiiso, una Share kareey asxaabtaada si ay kuula wadaagaan qosolkaan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada