Daawo Muuqaal:- Wiil uu dhalay Siyaasi Soomaaliyeed oo Caan ah oo ku biirey ururka ISIS

Daawo Muuqaal:- Wiil uu dhalay Siyaasi Soomaaliyeed oo Caan ah oo ku biirey ururka ISIS

daajis.com:-Wiil uu dhalay Hogaamiya Xisbiga Mucaaradka UCID ee Maamulka Somaliland Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si rasmi ah ugu biiray Xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama Dalalka Ciraaq iyo Siiriya ee ISIS.

Cajal Muuqaal ah ay soo saartay Kooxda ISIS oo loogu tala galay Munaasabada Ciidul Fidriga waxaa kasoo muuqday Xuseen Faysal Cali Waraabe oo ku biiray Xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama Wadamada Ciraaq iyo Suuriya.

Wiilkan uu dhalay Faysal Cali Waraabe ayaa mudo badan waxa uu kunoolaa Dalka Finlad , waxa uuna hada Wiilkan cadeeyay in uu ku biiray Xoogaga Islaamiyiinta ah, waxa uuna ku hanjabay in raayada Islamka ka taagi doonaan dalka uu ka soo jeedo ee Finland.

Xuseen Faysal Cali Waraabe iyo Xaaskiisa ayaa sanadii hore xili ay doonayeen in ay usoo gudbaan Koonfurta Soomaaliya ayna ku biiraan Al-Shabaab waxaa lagu qabtay Magaalada Laascaanood .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada