DAAWO VIDEO:- Dagaal ay ka qayb galeen cayaartoy Caan ah oo uu ka mid yahay Ronaldo

DAAWO VIDEO:- Dagaal ay ka qayb galeen cayaartoy Caan ah oo uu ka mid yahay Ronaldo

daajis.com:-Waxaan idiin soo xulnay mid ka mid ah dagaalkii ugu cuslaa ee xilli ciyaareedki hore dhexmaray cayaartoy ka mid ah kuwa ugu caansan qaaradda Yurub oo ay ku jiraan Cristiano Ronaldo, Ozil iyo Karim Benzema.

Dagaalkaan ayaa keenay isqabqabsi cayaartoyda, xilli qalad lagu galay ciyaaryahan, taasoo abuurtay in labada kooxood ay gacanta isula tagaan,iyagoo aan ka cabsan garsooraha dhex dhexaadinayay cayaarta.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada