Daawo Sawirada:- Isbitaalka Madiina oo la dhigay 20 qof oo ku dhaawacmay dagaalkii Wadajir

Daawo Sawirada:- Isbitaalka Madiina oo la dhigay 20 qof oo ku dhaawacmay dagaalkii Wadajir

daajis.com:-Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ah mid aad u mashquulsan, kadib markii la geeyay dadkii ku dhaawacmay dagaalkii xoogganaa ee ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku qaadeen Guddoomiyhii hore ee degmada Wadajir Axmed Daaci.

20 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan ayaa la dhigay isbitaalka Madiina, kuwaasi oo lala dacaalayo sidii wax looga qaban lahaa xaaladooda caafimaad, waxaana ku jira dad aad dhaawacyadooda u daran.

Dadkan ayaa qaarkood ku dhaawacmay madaafiic guryahooda ugu tagtay iyo rasaas wiifto ah oo labada dhinac isweydaarsanayeen.


10 qof ayaa inta la hubo ku dhimatay dagaalka.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada