Daawo Sawirada :- Taliyihii hogaamin lahaa guutada kowaad ee ciidanka xooga dalka somaaliya oo kasoo dagay garoonka Muqdisho

Daawo Sawirada :- Taliyihii hogaamin lahaa guutada kowaad ee ciidanka xooga dalka somaaliya oo kasoo dagay garoonka Muqdisho

daajis.com:-Maxamuud Maxamad Koronta taliyihii guutada kowaad ee ciidanka xooga dalka somaaliya ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha magalaada muqdisho waxaana halkaas si weeyn usoo dhaweeyay sarakiil ciidan bulshada rer muqdisho qaarkood iyo masuliyiin dowlada somaaliya ka tirsan.

Sargaalkaan ayaa hugaaminaaya guutada kowaad ee ciidanka waxa uuna ahaa sargaalkii la wareegay degmada mahadaay ee gobolka shabeelada dhaxe iyadoona aysan la socon ciidamada amisom

Maxamuud maxamad koronta ayaa sheegay in madax weeynaha somaaliya xasan sheeq uu u wacay isagoo ku sugan wadanka mareey kanka isla markaa uu sidaas ku yimad magaalada muqdisho.

Sargaalka ayaa carabka ku dhuftay in uu diyaar u yahay in uu dagaal la galo dhaq dhaqaaqa al shabaab isla markaana uu ku raja weeyn yahay in uu ka qeeyb qaato ololaha dagaal ee dowladu doneeyso in ay ala shabaab dalka kaga saarto|.

Sargaalkaani ayaa waxaa uu ka mid yahay saraakiil guul usoo hooyay Dowladda Soomaaliya, magac iyo maamusna ku dhex leh Bulshada iyo Maadama guulo badan ka gaaray dagaalo uu la galay Dhaq dhaqaaqa al shabaab.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada