Daawo Video:- Ciidamada Xooga Dalka Ayaa hogaamin doona Dagaalka wajigiisa 2aad

Daawo Video:- Ciidamada Xooga Dalka Ayaa hogaamin doona Dagaalka wajigiisa 2aad

daajis.com:- Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa Hogaamindoona Wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Ururka Al Shabaab, Kaasi waxaa sheegay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mar uu la hadlayay Suxuufiyiin isugu yimid Xarunta Shirka ee Washington D.C





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada