DAAWO YAABKA:- Shabeel xaafad dhan dadkii deganaa hal meel isugu geeyay

DAAWO YAABKA:- Shabeel xaafad dhan dadkii deganaa hal meel isugu geeyay

daajis.com:-Xaafad afarta gaar ugu oodan howd iyo geedo cagaar ah oo ku taal Waqooyiga dalka India ayaa weerar ba´an ku haaya Shabeel tiro badan oo mar walba la taga qof ama xoollo, xiliyada qaarna uu bartamaha magaalada weerar kusoo qaado.

waxa ugu xiisaha badan ee muuqaalkaan uu xambaarsan yahay ayaa ah xaafad dhan dadkii deganaa oo fooqa guryaha wada fuulay si ay ugu badbaadaan shabeelyo weerar soo tegay iyo boolis hubeysan oo isbaacsanaya.

Booliska iyo ciidamada gurmad deg dega ayaa maara u waayay wax ka qabashada weerarada joogtada ah ee Shabeelka kusoo qaada xaafadaha iyo dadka.

Labadan Muuqaal waa kuwo laga soo duubay weerar ay kusoo qaadeen xaafad ka mid ah magaalada Siliguri ee dooxa badan, waxaana halkaasi la joojiyay in loo dalxiis tago.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada