DHAGEYSO:- Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka Buulo Mareer iyo Baraawe iyo Maamulka G/shabeelaha Hoose Oo Guulo ka sheegtay.

DHAGEYSO:- Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka Buulo Mareer iyo Baraawe iyo Maamulka G/shabeelaha Hoose Oo Guulo ka sheegtay.

daajis.com:-Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Guulo ka sheegtay Dagaalka iyo Weerarada lagu qaaday Deegaanada Al-shabaab ay ka maamulaan Gobolkaasi sida Baraawe iyo Buulo Mareer, waxaana Dagaalka ka wada qaybgalaya Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa ee AMISOM.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya C/qaadir Siidii oo u warramay Radio Gaalkacyo ayaa sheegay in Howlgalka Badweynta Hindiya uu saaka si toos ah uga bilowday Degmooyinka Buulo Mareer iyo Baraawe hadana ay ku sugan yihiin duleedka buulo mareer.

RIIX HALKAAN DHAGEYSO GUDOOMIYE C/QAADIR SIIDII.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada