LA YAAB, VIDEO: Sideed jir gacantiiba 8-Kilograms ah

LA YAAB, VIDEO: Sideed jir gacantiiba 8-Kilograms ah

daajis.com:-Sideed jir, gacantiisa xag rabbaani ah ka barartay ayaa noqday mid lala yaabay, kadib markii mid walba miisaankeedu yahay 8-kilograms, taasoo xitaa qofka weyn si walba u buuran calaacashiisa noqon miisaan intaa la eg.

Kaleem Shamim wuxuu u dhashay dalka India, isagoo ku dhashay sida caadiga ah ee caruurta kale gacmahooda waxba duwaneyn, hase ahaatee markii uu sanooyin jirsaday ay gacmahiisa sameeyeen koriinsho xad dhaaf ah, waxayna taasi keentay in uu gebo noloshii ay qaban lahaayeen gacmaha iyo dhibaato kaga timid caruurta asaagiisa ah ee goobaha waxbarashada iyo meelaha kale ee lagu ciyaaro oo caruurta kala kulmo qosol iyo cuqdad uu ka qaaday.

Aabaha dhalay Kareem oo lagu magacaabo Shamim ayaa sheegay inuu ka welwelsan yahay nolosha wiilkiisa, sababtoo ah buu yiri wuxuu dhibaato ku qabaa quudinta naftiisa, labo faro oo kaliya ee gacmahiisa ku yaal ayaa wax soo qaado, kuwaasi ayuuna wax ku cunaa.

HALKAN KA DAAWO NOLOSHA ADAG EE WIILKAN


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada