Video:- Madaxwaynaha D.F Soomaaliya oo gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka

Video:- Madaxwaynaha D.F Soomaaliya oo gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka

daajis.com:-Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Washinton ee dalka Maraykanka.

Madaxwaynaha ayaa waxa uu maanta ka qaybgali doonaa shirmadaxeedka Dawladaha Afrika ay la leeyihiin wadanka maraykanka.
 
Madaxwaynaha iyo wafdigiisa waxaa si aad ufuran loogu soo dhaweeyay hotel kamid ah hoteladda ugu casrisan ee magaalada Washington.
 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada