Video:- Qaladaadki ka dhexdhacay ciyaartoyda Caalamka xilli ciyaareedki 2013-2014 iyo garsooraaal

Video:- Qaladaadki ka dhexdhacay ciyaartoyda Caalamka xilli ciyaareedki 2013-2014 iyo garsooraaal

daajis.com:-Qaladaadki ka dhex dhacay ciyaartoyda caalamka xilli ciyaareedki lasoo dhaafay ee 2013-2014 ayaa sanadkaan muujinaya qaladaad badan oo loo geystay garsoorayaasha, xilli ay ku guda jireen shaqadooda dhex dhexaadnimo.

Muuqaalka sanadkaan la soo saaray ayaa ku badan garsoorayaal dhulka lagu tuurayo iyo weliba qaladaad kale oo ay ciyaartoyda isku geysteen, waxaa sidoo kale lagu soo saray muuqaaladii qarsoodiga ah ee laga duubay cayaartoyda inta ay socotay ciyaaro.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA 2013-2014

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada