War Deg-Deg ah:- Xiisad Colaadeed oo Muqdisho ka taagan kadib markii Ciidamo Nabad-Sugid ah ..

War Deg-Deg ah:- Xiisad Colaadeed oo Muqdisho ka taagan kadib markii Ciidamo Nabad-Sugid ah ..

daajis.com:- Kadib markii Ganacsadaal uu ka mid yahay Ganacsadde Cabdi-Ileeys guryahoodii loogu dhacay,gawaaridii iyo dhaqaalihii iyo Hubkiii guryaha u yaalayna laga dhacay,ayaa waxaa arintaan ka xumaatay Beesha la dulmay ee Murursadde oo loo adeegsanayo Shaar dawladeed.

Waa markii ugu horeysay oo Beelaha Abgaal iyo H/Gidir ay ku heshiiyaan iyagoo  ka faa'iidaysanaya magaca Dawladda federaalka inay u adeegsadaan Beesha Murursadde,iyagoo ku shaabadeeyay inay yihiin Argagaxiso taageero Ururka Alshabaab.

Hubkaan oo gaarayay 25-Gawaari oo gashaamaan ayaa laga soo saaray guryo ku yaala Xaafadda Buulo-Xuubay ee Garoonka Muqdisho u dhaw,waxaana loogu sheekeeyay Warbaahinta Muqdiho Hubkan in la donayay in laga iibiyo Kooxda Argagaxisadda ah ee Alshabaab.

Shirar ka socda Hoteeladda Muqdisho ayay Beesha Murursadde waxa ay  uga  arinsanayaan xarigga loo geystay Ganacdayaashaas guryahoodii ay uga dhaceen Rag isku sheegaya Ciidan Nabad-Sugid oo adeegsanaya Shaar Dawladeed.

Wixii ku soo kordho Dhiiladda Muqdisho ka taagan isha-ku-haay 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada