Daawo muuqaal:- Hees Casri ah Oo u Qaab Eg Jiliinka Heesaha Hindiga

Daawo muuqaal:- Hees Casri ah Oo u Qaab Eg Jiliinka Heesaha Hindiga

daajis.com:-Muuqaalkan cusub ayaana ah hees hada soo baxdey, oo ku luuqeynayo fanaanka da’da yar ee Mukhtaar Beeroof,waxaana heesta loogu magac darey BILAN, ayadoo jiliinka heesta loo sameeyay si ka durugsan qaabkii loogabartay fanaaniinta Soomaalida aadna moodo in si weyn loogu ekeysiiyay hab jiliinka heesaha Hindiga ama reer galbeedka.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada