DAAWO MUUQAAL Ruqyada loogu talo galay in ay isku difaacaan dadka uu dib uga dhaco guurka…

DAAWO MUUQAAL Ruqyada loogu talo galay in ay isku difaacaan dadka uu dib uga dhaco guurka…

daajis.com:-Ruqyadaan waa faa’iido ayaadka Eebe ee shafeecada ah, waxaana ay gaar u yihiin ka hor tagga jinka, sixirka iyo qofka laga cowryey in uu deg deg u guursado waqtigiisa. Waxaa dhegaysigeedu kaa fujinayaa dhibaato guurkaaga soo wajahda sida kala taga qoyska iyo arrimaha soo dedejiya.

Ruqyadaani oo gurigaaga aad ku shido waxa ay ka daafaceysaa ruuxa mumuinka ah in reerkiisu bur bur ku yimaado….waa xijaab taam ah..waxaa Sheekhu ku celcelinayaa in jaceylka ku dilooda Alle ka xijaabo qofka, jaceylka noocaas ah oo lagu tilmaamay mid sheydaan hortaagan yahay in uu taabo galo.

Waxaa ay waanineysaa in aad u dhegaysato ama aad u akhrisato si aad isaga xijaabto jinka kaa hor istaaga caashaqa ama jaceylka ubad doonka ah..Sidoo kale waa xijaabka guurka soo raagey..



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada