Daawo Muuqaal:- Sanad Guuradii Ciidanka Xoga Dalkeena iyo Sida Loo Dhisey Ciidanka sidan loo dhisay

Daawo Muuqaal:- Sanad Guuradii Ciidanka Xoga Dalkeena iyo Sida Loo Dhisey Ciidanka sidan loo dhisay

daajis.com:-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij xiiso badan oo Tvga Qaranka uu ka diyaariyey Munaasibadii Balaadhnayd ee Shalay ka dhacday magaalada Muqdisho, Looguna Dabaal degayey Aasaaskii Ciidanka Xooga Dalka.

Maalintii shalay Ayaa waxaa ay ilmadu ka Qubatay dad badan oo kusugnaa Goobta ay ka dhacday Munaasibadan Balaadhan waxaana soo Qayb galay madaxda dawlada, Sidoo kale Ciidanka Xooga dalka oo dib udhis Balaadhan lagu sameeyay Ayaa soo bandigay Dhoolatus.













FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada