Daawo:- sida foosha xun ee madaxweynaha Falastiin loogu bahdilay xarunta Qaramada Midoobey

Daawo:- sida foosha xun ee madaxweynaha Falastiin loogu bahdilay xarunta Qaramada Midoobey

daajis.com:-Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas iyo wefti uu hogaaminayay ayaa shaley (Arbaco) waxaa si fool xun  loogu bahdilay afaafka hore ee xarunta Qaramada Midoobey, halkaasoo lagu qash qashaadey istaafka ama ilaalada gaarka ah ee madaxweyne Cabbaas la socotey loona diiday in ay xarunta gudaha u galaan madaxweynahoodana ay garab taagnaadaan.

Arrintan ayaa dhalisay buuq iyo isqab qabsi gaaray in la is garbiyo ayadoo ilaalada Cabbas ay dooneysay in ay xoog ku galaan, halka qolada ilaalada Qaramada Midoobey iyaguna dhankooda diidayeen in ay goobta gallaan cid aan aheyn Madaxweyne Cabbaas.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada