Video:- Fiska Oo Fariin Jaceyl Soo Dirtay -Yay Ku Socotaa Daawo Video & Sir Fakatay

Video:- Fiska Oo Fariin Jaceyl Soo Dirtay -Yay Ku Socotaa Daawo Video & Sir Fakatay

daajis.com:-Farxiya Fiska Oo ah fanaanad ay aad u jecelyihiin Bulshada ayaa fariin cajiib ah soo dirtay taasi oo xambaarsan dhambaal jaceyl oo qalbigeeda ka soo baxay.

Fanaanada ayaa iswaydiinta tahay gantaalaha jaceylka ee wareemay iyo cida ay fariintan u dirayso wallow dad badan ay ka heleen fariintan cajiibka ah oo ay soo duubtay .

Xog Ay helayso shabakada banyaal.com ayaa sheegaysa in farxiyo fiska jaceyl daran uqaaday xasan sheekh maxamuud oo ah madaxweynaha dalka soomaaliya, qaar kamidaha Dadka dabagalka uqaabilsan shabakada banyaal ayaa sheegay in hore ay xidhidh uga dhaxeyn jirtay fiska & madaxweyne xassan sheekh islamarkaan ay hore isu yaqaaneen intii xasan sheekh qaban jagada madaxtinimada.

Kadib markii xasan sheekh qabtay xilkaas ayaa waxaa yaraaday jaaniskii ay isku heli jireen xasan sheekh & farxiya fiska. Arintan ayaa waxaa mar dhexdaasa kawar heshay marwada madaxweynah oo iyadu arinta & xidhiidhkan si sarbeeb ah ku ogaatay.

Fiska ayaa waxay adeegsatay fanaanada hibaaq ee heesaha qaranka ku caanbaxday iyadoo soo fartay inay fariimaha jaceylka ka gaadhsiiso xasan sheekh



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada