Daawo: Turkiga oo Naxariis cusub sameeyay & Daacish oo Calankooda ka taagay Taangiyo dushooda

Daawo: Turkiga oo Naxariis cusub sameeyay & Daacish oo Calankooda ka taagay Taangiyo dushooda

daajis.com:-Xukuumada Turkiga ayaa ka farxisay in ka badan 60.000 oo dad Islaam ah kana soo qaxay wadamada Ciraaq iyo Siiriya ka dib markii deegaanadii ay ku noolaayeen dagaal kula wareegeen maleeshiyaadka ururka Daacish ee (IS) .


Shacab-kaan oo u badan qoowmiyada ama Qabiilka Kurdiga ayaa iminka waxaa si toos ah loogu soo dhaweeyay gudaha dalka Turkiga gaar ahaan xuduuda u dhaxeeysa dalalka Turkiga iyo Syria. Ku dhawaad mudo 3 sano ah waxaa xirneed xuduuda Turkiga uu la wadaago dalalka Siiriya iyo Ciraaq.

Dhanka kale xoogaga Daacish ee ka dagaalamaya waqooyiga dalka Ciraaq iyo gobolo ku yaala wadanka Siiriya ayaa waxa ay soo bandhigeen Madaafiic culus oo qaarkood Sawaariiq rido dheer ah iyo Taangiyo dagaal, kuwaas oo dusha sare ka taagay calanka ay caanka ku yihiin .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada