Daawo-Video:- Madaxwaynaha D.F Soomaaliya oo Waraysi siiyay Tv-ga AL Jazeera.

Daawo-Video:- Madaxwaynaha D.F Soomaaliya oo Waraysi siiyay Tv-ga AL Jazeera.

daajis.com:-Madaxwaynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa waraysi siiyay TV-ga Aljazeera kana hadlay xaaladda uu ku sugan yahay wadanka, sheegayna in Soomaaliya ay maalinba maalinta ka danbaye ay ka soo kabanayso bur burkii,  Madaxwaynha ayaa waxaa wax laga way diiyay eedaymihii uu Ururka (Somali monotoring groep) u soo jeediyay isaga iyo ragga wasiirada ka ah Dowladda.   Eedaymahaasi oo ay kamid ahaayeen inay Bangiga Soomaaliya u isticmaalaan sidii mid iya shaqsi ahaan u leeyihiin oo kale.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada