daajis.com:-Warbixin ay soo saartay kooxda xalinta mashaakilaadka adduunka ee ICG (International Crises Group) ayaa lagu sheegey in waxyaabaha ay Shabaabka ka faa’iideysanayaan ay yihiin gabood falada Kenya ay u geysatao shacabka muslimiinta ee dalkaasi ku nool.
kibaandhe

Waxaa ka mid ah in helista kibaandhaha iyo baasaboorka lagu adkeeyo dhalinyarada muslimka ah, taasi ay ka dhigto dhalinyarada in ay isu arkaan dad la faquuqey, kadibna ay dagaalamaan.
Waxaa kale oo kooxdani ay sheegtey in hawlgalada argagixiso la dagaalanka loo fuliyo si taxadar leh, oo aanan si guud loo wax yeeleyn shacabka, taasi badalkeedana la raadsado dadka dhibka wada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at