DAAWO VIDEO:- Maroodi weeraray Dad dalxiisayaal ah Dalka Sri Lank.

DAAWO VIDEO:- Maroodi weeraray Dad dalxiisayaal ah Dalka Sri Lank.

daajis.com:-Maroodi carreeysan ayaa weeraray dad dalxiisayaal ah oo u dhashay dalka Sri Lank, iyadoona dadkaan ku safrayay howdka gobolka waqooyiga ah ee dalkaasi.


Maroodiga ayaa mar qura Gaariga ka helay wadada, isagoona dhowr jeer madaxa ku hertiyay gaariga, inkastoo uusan gedin gaariga.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada