DAAWO VIDEO:- Wasiir ka tirsanaa xukumadda Ukraine oo Haan Qashin ah lagu riday

DAAWO VIDEO:- Wasiir ka tirsanaa xukumadda Ukraine oo Haan Qashin ah lagu riday

daajis.com:-Vitaly Zhuravsky oo ka tirsanaa wasiirada dalka Ukraine iminkana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi ayaa lagu tuuray haanta qashinka lagu rido, xilli uu kasoo baxay dhisamaha Baarlamaanka dalkaasi.


Dad carreysan ayaa gacanta ku dhigay Mr Vitaly Zhuravsky, waxaana ay ku rideen haanta qashinka Qubka, isagoona codsanayay inay badbaadiyaan isalamarkaana dhibaateyn noloshiisa. 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada