Daawo-Video:- Westgate shopping mall attack Sanad kadib Nolosha islii.

Daawo-Video:- Westgate shopping mall attack Sanad kadib Nolosha islii.

daajis.com:-Dadka qaar baa waxay yiraahdaan Tarxiilkii iyo Raafkii Dowladda Kenya ay ka bilaawday ISLII District oo ah Xarunta ugu wayn ee ganacsiga Soomaalida ee East-Africa ayaa ula jeedada ugu wayn ay ahayd  in Dowladda Kenya ay yarayso Quwadda Ganacsiga Soomaalida ee Dalka Kenya.  



Daawo sanad kadib markii raafka ka bilaawday magaalada Nairobi, Hadda Ganacsatada meesha ugu badan waa Kenyati oo kala wareegay Ganacsigii Soomaalida.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada