Daawo Waraysi:- Haweenay degan LONDON oo Nin Soomaaliyeed Sixray, oo Sheegtay Wuxuu ku sameeyay & Naxdin.

Daawo Waraysi:- Haweenay degan LONDON oo Nin Soomaaliyeed Sixray, oo Sheegtay Wuxuu ku sameeyay & Naxdin.

daajis.com:-  Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Doorka Haweenka ee kabaxa Tv-ga Somali Channel oo todobaadkan lagu soo qaatay Qiso Xambaarsan murugo oo ay ka sheekaysay Haweenay Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ee dalka Ingiriiska.




Faa’isa Maxamed Cali oo ah Hooyo Soomaaliyeed ayaa waxay ka sheekaysay Qiso Xanuun badan oo ah Nin soomaaliyeed oo Sixray, Waxayna ka sheekaysay Qaabka ay wax ugu dhaceen iyo sida ay isku barteen ninkaan Sixray.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada