LAYAAB: Daawo Sawirada Lamaane isu dhalay mataanayaal galay Buuga Taariikhda Dunida…

LAYAAB: Daawo Sawirada Lamaane isu dhalay mataanayaal galay Buuga Taariikhda Dunida…

daajis.com:-Haweenay kunool gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa dhashay sedex caruur oo mataano ah Wiilal ah kuwas oo lagu sheegay in ay yihiin kuwii ugu cufka ama culeyska badnaa caalamka

Jason iyo Brittany oo kunool California, ayaa soo dhaweeyay dhalashada 3-da caruurta ah bishan November 8-deedii, waxaana ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin mataanahan ay heleen.

Gabar-1

cufka ama culeyska caruurtan ayaa lagu sheegay 20 pounds taas oo ka dhigaysa in lagu daro buuga mucjisooyinka dunida ee Guinness Book of World Records sidaas waxaa sheegtay.

Elliot oo midig jira,Jenson oo dhexda ku jira iyo Sidney ayaa loo aqoonsaday in ay yihiin kuwa ugu culus mataanayaasha caalamka sidas ayaana loogu daray buuga mucjisooyinka dunida

Waxaa ay iskoorkan ka qadeen lamaanayaasha kasoo jeeda waqooyiga Carolina kuwaas oo caruurta ay dhaleen culeyskooda lagu tilmaamay 18 pounds.

‘aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maqlo arintan ku saabsan in hooyada caruurtan ay dhasho caruurtan galay taariikhda” ayuu sheegay aabaha qoyskaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada