Manuel Pellegrini oo sheegay in uu ka adkaan doona kooxda Roma.

Manuel Pellegrini oo sheegay in uu ka adkaan doona kooxda Roma.

daajis.com:-Tababaraha kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa sheegay inay muhiim tahay in kooxdiisa ka adkaato kooxda Roma kulanka Champions League habeenka Arbacada.

Manchester City ayaa laga badiyay dkaaday kulanka furitaankaChampions League ka dib markii Bayern Munich 1:0 uga adkaatay, Pellegrini ayaa sheegay in aysan awoodi karin Roma ineey barbar dhac xitaa la galaan.

“Waa ciyaar muhiim sababtoo Roma markii u horeysay ayaa nagala badiyay, sidaa darteed waxaa muhiim ah in aan gurigeena ku guuleysano oo seddex dhibcood ka qaadaano Roma,” Pellegrini ayaa sidaa yiri.

City ayaa gaartay wareega knockout Champions League xilli ciyaareedkii hore.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada