Daawo Live:- Cabdi Good oo la weydiiyey ilko ma leedahay & Jawaabtii uu bixiyey oo dad badan qosol iyo yaab ka dhameysay

Daawo Live:- Cabdi Good oo la weydiiyey ilko ma leedahay & Jawaabtii uu bixiyey oo dad badan qosol iyo yaab ka dhameysay

daajis.com:- Dad badan ayaa qaba inuusan Cabdi Good ilko lahayn, Hadaba Cabdi Good ayaa la weydiiyey Su’aashaas laakiin Jawaabtii uu ka bixiyey ayaa dad badan qosolka ka dhameysay.

Cabdi Good waxa uu sheegay in wax ilkig ah aysan ka maqneyn laakiin uu ilko Cas Cas yahay, Hadaba Hoos ka daawo Jawaabta Cabdi Good oo dad badan ka qoslisay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada