Video: RW C/wali oo waraysi siiyey Horn Cable Tv diideyna inuu yidhaahdo S/land

Video: RW C/wali oo waraysi siiyey Horn Cable Tv diideyna inuu yidhaahdo S/land

daajis.com:-Raysal wasaraaha Xukuumada Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa wuxuu waraysi uu siiyey Tv-ga Horn Cable uga hadlay Arimo dhowr ah oo quseeya Safarkiisa, Sidoo kalana waxaa la waydiiyey Su’aalo dhowr ah oo la xidhiidha guud ahaanba Dalka Soomaaliya.


RW Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa Waxaa la waydiiyey Wada hadalkii u dhexeeyay maamulka Somalilnad iyo Dawalada Soomaaliya Qodobkii horey laysgu Raacay ee ahaa In hawada Sooomaliya laga maamulo Hargeisa, kaasi oo dawlada Soomaaliya ay sheegtay in muqdisho Laga Maamulayo.

C/wali Sheekh Axmed ayaa Af-kiisa u diiday inuu yidhaahdo magaca Somaliland oo bixiyey Gumaystiihii Qabsaday Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inuu wada hadalkaasi u dhexeeyay Soomaali, Sidoo kalana waxaa la waydiiyey Inuu ku Qancayo hadii Afti laga qaado maamulkaasi.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada