Warqadii Cabdi Qaybdiid u kala direy Dowlada & Qaramada Midobey “Aqriso”

Warqadii Cabdi Qaybdiid u kala direy Dowlada & Qaramada Midobey “Aqriso”

daajis.com:-Iyadoo ay maalmihii ugu dambeeyey soo baxayeen wararka ku saabsan in maamul goboleedka Puntland uu ku war geliyey shirkadaha diyaaradaha ee ka shaqeysta degaamada Puntland ineysan diyaaradahoodu isticmaali karin garoonka Koonfurta magaalada Gaalkacyo, ayaa haddana waxaa arintaasi cabasho xoogan ka soo saarey maamul goboleedka GalMudug.

Hogaamiyaha maamul goboleedka GalMudug ayaa si toos ah arintaan ugala hadlay hogaanka maamulka Puntland waloow uu qirey in markii hore ay ka yeeleen, haddana ay mar kale go`aansadeen in ey ku amraan shirkadaha maamula diyaaradaha ineysan diyaaradahoodu u dirin garoonka koonfurta Gaalkacyo.

Haddaba halkaan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa koobiga warqad cabasho ah oo uu hogaamiyaha maamulka GalMudug u qorey Dowlada Federaalka, xafiiska Qaramada Midoobey iyo weliba Midowga Afrika.


HALKAAN KA AQRISO QORAALKII CABDI QAYBDIID DIREY:






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada