Ciidamada Australia oo qabtay Wiil Soomaali ah oo ku biiri rabay Daacish

Ciidamada Australia oo qabtay Wiil Soomaali ah oo ku biiri rabay Daacish

daajis.com:- Muwaadin udhashay dalka Somaliya balse heysta dhalashada dalka New Zealand,loo lagu magacaabo Amin Maxamed,ayaa laga yaabaa in uu wajaho xukun xabsi daa’in ah kadib markii lagu eedeyay in uu isku diyaarinayay in uu ku biro kooxda Dacsh ee dalka Suriya.

Amin Maxamed,ayaa warbixin uu ka diyaariyay Wargeyska The New Zealand Hearld on Sunday,ee kasoo baxa dalka New Zealand,ayaa waxaa uu ku shegay in maxkamadeytiisa ay ka dhici karto dalka Australia,iyada oo qosyska Amin Maxamed aysan waxba ka ogeyn halka wiilkooda uu ujihesnaa.

Warbixinta ayaa sidoo kale sheegysa in Mahad Warsame oo Reerkaasi saaxiib la ah, ahna Guddoomiyaha Jaalliyadda Soomaalida New Zealand u sheegay Wargeyska The Herald on Sunday inuu Amiin Mohamed beeniyey inuu qorshaynayey inuu u ambabaxo dalka Syria.si uu dagaalka kooxda Dachish uu ugu mid noqdo.

Amin Mohamed ayaa maxkamada ka soo muuqan doona bisha December

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada