daajis.com:-Iyadoo muda dheer laga joogo xiligii Fanaanka Mursal Muuse & Xaaskiisa Khadro saliimo shaaciyeen in ay ka baxeen Kooxda Xiddigaha ayaa mar kale waxaa laga dhax arkay Fanaanka Mursal.
Inkastoo aan la aqoon in Xiddigaa Kooxdaa ka sii mid ahaan doono iyo in uu kala qayb gali doono Barnaamijyada Ciida ayaa hadana waxaa argatida Kooxdaa soo dhawayay Taageerayaal badan.
Xiddigaa ayaa mudooyinkii danbe waxaa uu ku sugnaa dalka iskutaga imaaraadka Carabta hasa ahaatee wali lama oga in uu kooxda mar kale ka mid noqon doono iyo in kale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at