Chelsea oo Cadeysay inay tahay kooxda ugu Awooda badan Premeir Leugue ka dib markii Arsenal ka Talaabsatay.

Chelsea oo Cadeysay inay tahay kooxda ugu Awooda badan Premeir Leugue ka dib markii Arsenal ka Talaabsatay.

daajis.com:- Chelsea ayaa waxaa ay muujineysaa in xagaagan ay u qalanto in ay ku guuleysan karto horyaalka Premier league.

Blues waxaa  ay 2-0 ugu badisay garoonkeeda kooxda Arsenal waxaana la arkayay Jose Mourinho iyo Wenger garoonka dhexdiisa gacmaha isugu tuur tuuray oo meel xun ay ka gaartay.

Eden Hazard ayaa 27 daqiiqo marka ay ciyaarta socotay  keenay rigoore isaga ayaana dhaliyay.

Diego Costa ayaa dhaliyay goolka labaad ee Chelsea sidaas ayaana Blues ay ku sii dheereysatay hogaanka horyaalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada