Daawo Sawirada:- ATM lacagta lagala baxo oo Muqdisho laga istimaalo

Daawo Sawirada:- ATM lacagta lagala baxo oo Muqdisho laga istimaalo

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ayaa laga furay goobo laga isticmaalo mashiika lacagta lagala baxo ee loo yaqaan ATM, kaasoo ay hadda dadka Muqdisho kala baxaan lacagaha.

Waa markii ugu horeysay ee Mashiinka lacagta lagala baxo laga hirgeliyo magaalada Muqdisho, iyadoo uu ku siinayo lacag caddaan ah oo Dollarka Mareykanka.

Mashiinkaan ayaa lagu rakibay meelo gaar ah sida Hoteelada iyo goobaha kale ee amaankooda aadka u sugan.

Qalabkan oo ay leedahay Bangiga Salaam, ayaa macaamiisha u oggolaanayo inay la baxaan lacag caddaan ah oo Dollar-ka Mareykanka ah.

Dadka Muqdisho qaarkood ee aan horay u arkin mashiinkaan ayaa maalmaha hore ku wareereen qaabka uu u shaqeynayo mashiinka, maadaama aysan horay u arkin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada