Daawo: Sida Al-Shabaab looga saaray degmada Raage Ceele

Daawo: Sida Al-Shabaab looga saaray degmada Raage Ceele

daajis.com:- Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gacan xoogan ka helayay ciidamada Brundi ee Midowga Africa oo Tallaadadii lasoo dhaafay Al-Shabaab kala wareegay degmada Raage Ceele ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxay soo bandhigeen muuqaalka qaabkii ay Al-Shabaab ugula wareeheem Raage Ceele.

Degmada Raage Ceele oo Wayooqi Bari kaga beegan Muqdisho 100 Km ayaa waxay Ciidamada is garabsanaya ay si nabad ah ula wareegeen, halkaasi oo shacabka ku nool ay si diiran usoo dhoweeyeen.saraakiishii-qabtay-raage-ceele

Howlgalkan lagula wareegay Degmada Raage Ceele oo aan wax dhiig ah ku daadan ayaa qeyb ka ah howlgalka loogu magac daray Badweynta Hindiya oo Al-Shabaab looga saarayo guud ahaan Gobolada Soomaaliya inta aan la gaarin sanadka 2016.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada