Q/Midoobay oo ka digtay halaag kasoo socda cudur Ebola +Sawirro

Q/Midoobay oo ka digtay halaag kasoo socda cudur Ebola +Sawirro

daajis.com:-Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM Anthony Banbury oo ka digay halaag ka soo socda cudurka Ebola oo laga yaabo in lagu kala qaado neefsiga hadii wax laga qaban waayo dadka uu haayo mudo dheerna qaadato dadka hada uu soo ritay.

Ilaa iyo hada cudurkaaan waxaa lagu kala qaadaa in dadka jiran ama u dhintay cudurka oo aad si toos ah u taabato. Hadiise cudurku ku sii raago dadka muddo badan, ergaygaygu wuxuu ka digayaa in cudurku soo raaci doono hawada taasoo halaag keeni karta.

Anthony Banbury wuxuu xusay in markaas talo fara ka bixi doonto, isagoo ku baaqay in feejignaan dheeri ah laga galo arimahaasi, loona gundado sidii looga hortegi lahaa dhibaatadaas.Anthony Banbury

Thomas Eric Duncan oo ah nin Mareykan ah oo ka tegay Liberia, isagoo laga helay cudurkani viruskiisa, xili uu ku sugnaa Texas, isagoo isku maray garoomada Brussels and Washington, waxayna dhaqaatiirta Texas sheegeen in uu ku jiro xaalad halis ah balse dadaal badan ku bixinayaan.

Ilaa Boqol Qof ayaa oo uu gacan qaaday ninkani ayaa ka cabsi qaba cudurkani, waxayna muujinayaan wel wel.

Kalkaaaliso Ingiriis ah oo ka badbaaday cudurkani ayaa sheegtay in Liberia ay ku aragtay muuqaalo argagax geliyay oo caruur uu cudurkani ku dhacay, qaarkoodna u dhinteen,

Hada waxaa u dhintay cudurka Ebola ilaa 3,300 qof oo ku nool galbeedka afrika tan iyo markii uu dilaacay 








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada