Video:- Dowlada Puntland Oo Soo Bandhigtay Jabkii Al-Shabaab Ka Raacay Buuraha Golis!

Video:- Dowlada Puntland Oo Soo Bandhigtay Jabkii Al-Shabaab Ka Raacay Buuraha Golis!

daajis.com:-Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland Gen. Siciid Dheere ayaa Saxaafadda u sheegay in dagaalka ay kula wareegen Galgala ay ku dileen 15-dagaalyahan oo ka tirsanaa Shabaab.

Gen. Siciid Dheere ayaa sheegay Dowlada Puntland hawlgalka  ay kula wareegtay Galgala uu socday muddo kooban,waxaana ugu hambalyeeyay Ciidamada hawlgalka ay ka fuliyeen Galgala.

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan oo ka mid ahaa Mas’uuliyiintii ka hadlay Galgala ayaa sheegay inuu shacabka iyo Madaxda Puntland ugu hambalyaynayo in Ciidanka Puntland ay joogaan Dhulbeereedkii Galgala.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada