Daawo Video:- Boqor Beelaha Daarood Boqor Axmed oo Ka Digay Iska Horimaad Ka Dhaca Gobolka Mudug!

Daawo Video:- Boqor Beelaha Daarood Boqor Axmed oo Ka Digay Iska Horimaad Ka Dhaca Gobolka Mudug!

daajis.com:-Kadib Kulan casho sharaf ah oo loogu sameeyay Magaalada Helsinki ee Dalka Finland Boqorka Beelweynta Daarood Ismaaciil Boqor Axmed Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse, ayuu  waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah .

Boqorka ayaa arimaha uu ka hadlay  wax ka mid ahaa ka qabashada abaaraha ka jira Gudaha Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Gedo, iyo In la qaboojiyo xiisada saan santa colaadeed xambaarsan ee ka taagan Gobolka Mudug Taasi oo u dhaxeysa Dowlada Puntland iyo Maamul Galmudug.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada