Daawo:- Xaawo Kiin Oo Soo Saartay Muuqaal Dareen Gaar Ah Xambaarsan

Daawo:- Xaawo Kiin Oo Soo Saartay Muuqaal Dareen Gaar Ah Xambaarsan

daajis.com:- Fanaanada caan ka ah ee Xaawo Kiin ayaa soo bandhigtay hees cusub oo dareen jaceyl xambaarsan taasoo hal ku dhiggeedu yahay “Dhamoow”.

Heestaan ayaa mid meel walba ka dhamaystiran haday ahaan lahayd miraha, muuqaalka, codka iyo weliba jilitaanka iyo qaab ciyaareedka fanaanadaan.

Erayada macaan ee heestaan waxay maskaxdeeda kasoo maaxdeen abwaanada Suleekha Cabbdullahi Jaamac laxankana waxaa si cajiib ah u saaray Xuseen Shire “Ciyaar Jecel” dhanka muuqaalka waxa ku
farayaraystay Tusmo Films codka halaasiga ahna waa Xaawo Kiin




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada