Dhageyso:- Dowlada Soomaaliya oo Xirtay 9 Safaaradood oo ay Tan Germany ay Ku Jirto!!!!

Dhageyso:- Dowlada Soomaaliya oo Xirtay 9 Safaaradood oo ay Tan Germany ay Ku Jirto!!!!

daajis.com:- Wasiirka Arrimaha dibedda Dowlada Federaalka ee Somalia, C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladdu ay dhaqaale yari darteed si KMG ah u xirayso 9 safaaradood oo ay Somalia ku leedahay Dalalka Dibada dibedda.

Mr Beyle ayaa sheegay in  Safaaradaha la xirayo ay kala yihiin , Koonfurta Sudan oo uu Safiir ka yahay Cabdiraxmaan Diinaari, Libya oo uu Wakiil Soomaaliya ugu yahay Cabdiqani Waceys, Syria, Malesia, Indonesia, Rwanda, Burundi, Tanzania iyo Germany.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya Beyle wuxuu sheegay in safaaraddaha dibedda Somalia uga furan Caalamka lagu soo koobay 31 safaaradood oo Qura.

Halkaan ka Dhageeyso


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada