Heesta maanta – Calanka iyo Qaranimada Soomaaliyeed – (VIDEO)

Heesta maanta – Calanka iyo Qaranimada Soomaaliyeed – (VIDEO)

daajis.com:- Maanta oo ah 12kii Oktoober 2014 kuna beegan sannad guuraddii 60aad ee helida astaanta calanka qaranimadda soomaaliyeed.


26-kii Juun 1960kii ayey aheyd markii ugu horreysey oo si rasmi ah Calankeenna loo maamuuso. waa kii Cabdullaahi Suldan Timacadde uu qaaday gabaygii caanka ka noqday geyiga Soomaaliya kaasoo mirahiisa ay ka mid ahaayeen Sareeyoow ma nusqaamoow aan siduu yahay eego ee kaana siib kanna saar.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada