Daawo Muuqaal yaab badan Taangiyo dagaal , Madaafiicda goobta iyo Hoobiye-yaal ay si toos ah u ridayaan xoogaga Daacish.

Daawo Muuqaal yaab badan Taangiyo dagaal , Madaafiicda goobta iyo Hoobiye-yaal ay si toos ah u ridayaan xoogaga Daacish.

daajis.com:-  Muuqaal laga soo duubay xoogaga Daacish kuwooda ka dagaalama xuduuda wadamada Syria iyo Turkiga ayaa waxa uu cadeenayaa in maleeshiyaadka kooxdaan uu u gacan galay hub casri ah oo hadane qatartiisa xambaarsan.

Maleeshiyaadka Daacish ayaa bil kasta saanad Milatari oo badan waxeey ku qabsadaan dagaalada ka socda wadamada Ciraaq iyo Siiriya waxeeyna taas u suurto galisay inay deegaano badan oo nabad ahaa ay ku weeraraan . 




Hubka u gacan galay xoogaga Daacish ee inta badan ay ku dagaalamaan ayaa waxaa lagu sheegay Taangiyo Casri ah, Madaafiicda goobta sida BM-ka iyo Artileriga iyo Qoryaha Hoobiyaha iyo Zuuga .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada