Kenyatta: Waan tegi doonaa maxkamadda ICC

Kenyatta: Waan tegi doonaa maxkamadda ICC

daajis.com:- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in uu tegi doono maxkamadda dambiyada adduunka, kaddib markii garsoorayaasha ay ka codsadeen inuu hor yimaada.

Waxaa laga doonayaa inuu hortego maxkamadda 8 October, oo ah Arbacada nagu soo aaddan.
Uhru Kenyayya ayaa loo haystaa dacwad ah inuu ku lug lahaa qalalaasihii Kenya ka dhacay ee xigay doorashoyinkii 2007-da.
Balse madaxweyne Uhuru waa uu beeniyay dhamaan eedeymaha loo soo jeediyay.
Waxaa uu sheegay inuu xilka madaxweynaha ku wareejin doono ku xigeenkiisa, William Ruto, muddada uu ku maqan yahay maxkamadda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by olow, Published at 23:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada