Mar kale, Daroogo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya

Mar kale, Daroogo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya

daajis.com:-Sidii aan horey u tabiney waxaa aad isu soo taraya wararka sheegaya in maraakiibta shisheeye ee xeebaha Soomaaliya jooga ay qabteen shixnado daroogo ah.
Warkii ugu dambeeyey wuxuu sheegayaa in maraakiibta Australia iyo New Zealand ay qabteen daroogo qiimaheeda suuqa madoow uu dhanyahay 280 malyuun oo doolar.
Tani waxa ay wadada u xaareysaa in ciidamadani ay siiso sabab kale oo aanan ahayn burcad badeeda oo ay kusii joogaan xeebaha Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by olow, Published at 23:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada