VIDEO:- Ciidamadda Nabadsugidda oo soo qabtay gaari ay ka buuxaan Walxaha Qarxa.

VIDEO:- Ciidamadda Nabadsugidda oo soo qabtay gaari ay ka buuxaan Walxaha Qarxa.

daajis.com:- Howl gallo ay ciidamamda ammaanka dowlada ay maanta ka sameeyeen magaalada Muqdisgo ayaa waxaa lagu soo qabtay gaari ay saarnaayeen hub iyo bambooyin kaasoo la aaminsanyahay in maleeshiyaadka Al shabaab ku dhibaateyn jireen shacabka ku nool gobolka Banaadir.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Qaranka Somalia, Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa warbaahinta faah-faahin ka siiyey howlgalka ay ciidammada amniga ku soo qabteen gaarigaasi Walxaha.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada