VIDEO:- Daawo Barnaamijka inside Story oo lagu falanqeeyay Mustaqbalka Al shabaab

VIDEO:- Daawo Barnaamijka inside Story oo lagu falanqeeyay Mustaqbalka Al shabaab

daajis.com:- Ciidamada dowladda oo ay taageerayaan Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa bilaabay weerar ay kula wareegeen gacan ku haynta Magaalada Baraawe oo fure u ahaa maalgelinta xoogagga Xarakada al-Shabab.


Wariyaha Al Jazeera ee Catherine Soi oo ku sugan gudaha xarunta Amisom ayaa sheegaysa in dagaalyahaniinta al-Shabaab ee dagaalka la soo galiyay ay ka soo cararayaan dagaalka qaarna ay isku dayayaan in ay qaataan doomaha ka baxaya Magaaladda, intii kalena ay iskudayayaan in ay ku dhex milmaan goobaha dadka rayidka ah daganyihiin.


Ciidamada AMISOM ayaa gaaraya ilaa 22,000 oo ciidan ah ku waasoo ka garab dagaalamaya ciidamada dowlada oo ka soo horjeeda Ururka Al-Shabab tan iyo ilaa 2007-dii.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada