VIDEO:- Ururka Al Shabaab oo Magaalooyin Badan Lagala Wareegay .

VIDEO:- Ururka Al Shabaab oo Magaalooyin Badan Lagala Wareegay .

daajis.com:-Hadaba iyadoo horumar xagga amniga ay maanta dareemayaan dadka degan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, kuna ciiday jawi xoogaa ka deggan kii hore. 




Dhanka kale Soomaaliya ciidankeeda qaran oo ay taageerayaan ciidamada Midowga Afrika (AMISOM) ayaa xoreeyay Degmadda Cadale, oo ah magaalo dhexe ee gobolka Shabelle ka tirsan.


HALKAN KA DAAWO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada