DAAWO VIDEO:- Tababar Noocee ah Ayaa La siiyay Ciidamadii Al-shabaab Ka xoreey Baraawe Dilay na A.Godane.

DAAWO VIDEO:- Tababar Noocee ah Ayaa La siiyay Ciidamadii Al-shabaab Ka xoreey Baraawe Dilay na A.Godane.

daajis.com:- Dowladda fedaraalka ah ee soomaaliya ayaa labadii sanno ee ugu danbeysay waxaa ay ku howlaneyd Tayeynta ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed. waxa ayna ciidamo qaas ah u tababartay degmooyinkii ay ku xoogeysteen maleyshiyada al-shabaab waxa ayna ciidamadaasi wada shaqeyn ka dhexeysaa ciidamada mariiniska ee mareykanka kuwaas oo Suurta Geliyay Guul daradii ugu weyneeyd ee shabaab Taas oo ay ku waayeen hogaamiyahoodii iyo degmadii ugu muhiimsaneyd oo kacan tooda ku danbeysay.



HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada